Tacliinta Ma Qabiil baa Qeybiya mase Qaranka!!!!

WQ: Abdihakin A. Asir

In kasta oo baaba’ dalka Soomaaliyeed uu salka ku hayo sad bursi iyo is dhinac orod ay qolo kastaaba ay rabto iney iyadu noqoto midda hesha saamiga ugu weyn, ayaad hadana moodaa inaan weli la fahmin dhibka uu sad bursigu u keenay ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka uga nooshahay. Dheeho inta ka hartay qormadaan →