Maxaanu ka baran karnaa mudaaharaadyada caalamka ku baahaya, waxi keenayna ma ka feejignaan karnaa?

W/Q: Abdihakin A. Asir

Waxa ay dad badani qabaan in dacdooyinka taariikhda lagu xuso ay yihiin kuwo soo noqnoqda, waxeyna siyaabo kala duwan uga dhacaan meelo kala duwan oo caalamka ka tirsan iyada oo wixii keenay dhacdooyinka taariikhiga ah ay badanaa yihiin kuwo isku mid ah, waxaana badanaa kala duwanaada oo kaliya meelaha ay ka dhacaan iyo dadka ay dhacdooyinkaasi ku dhacaan. Dheeho inta ka hartay qormadaan →