Luqadda Ingiriiska oo Af-Soomaaliga kaga dheereysay dalka Soomaaliya gudahiisa.

W/Q: Abdihakin A. Asir

Dhaqanka ummad kastaaba waxa uu ku fidaa kuna gaaraa wadamada kale hadba sida ay iyagu isugu dayaan oo ay weliba u gaarsiiyaan luqaddooda wadamada ay danaha ka lee yihiin, si aysan dhaqamadoodu u noqon kuwo la qoonsado ama laga horyimaado.  Dheeho inta ka hartay qormadaan →