Ma dooran laheyd Madax aan Mudnayn?

W/Q: Abdihakin A. Asir

Waxaa la wada ogsoon yahay in ummadda Soomaaliyeed guud ahaan aanan loo ogolayn inay dadka madaxda u noqon lahaa ay dooran, waayo waxaa la yiri ama la isu sheegaa in ummadda Soomaaliyeedi diyaar aheyn oo aysan howshaas ballaaran aysan awoodi karin, weyna aqbaleen kuwa madaxda looga dhigay oo waxey dan u arkeen in ay iyagu soo magacaabaan mid madiidin u ah oo ay is lee yihiin waxa uu kuu fulin doonaa waxa aad rabto. Dheeho inta ka hartay qormadaan →

Muqdishaa tiri, Dilka waan necbahay!

Muqdishaa la i yiraahdaa, maata korisaa la iyiraahdaa, meel lagu soo hirtaan ahaa, farxad ayaa la igu yaqaaney, muuqaalkaygaa lagu faani jirey, magacayga guul ayuu ahaa, magacyo badan ayaan lahaa, hormar baa la igu yaqaanay intaa oo idil waa la tir tiray qaac&qori ayaa lagu shiday sheekadii la igu yaqaaney shib ayaa ka soo hartay intaa oo dhan sharuud ayaa lagu xirey, wanaagaas oo idil sheeda sare ayey iga daawanaayaan gardaduub ayaa loo xirey toogashaa lagu xukumay car yaa arimahaas laga maqlaa ayaa loogu caga jugleeyey. Dheeho inta ka hartay qormadaan →