Dal Tabyo, dood ku saabsan doorashooyinka madaxweynaha.

Xildhibaanow xaggeed Taariikhda ka geli?

W/Q: Abdihakin A. Asir

Waxaa maanta shaki ku jirin in Soomaaliya ay gelayso xilli taariikhi ah oo in badan oo Soomaaliya aysan filaynin inay arki doonaan iyaga oo nool, oo waxaa aad looga niyad jabsanaa in la akri doono Soomaali oo dalkeeda ku qabsata sida wadamada kale howlaheeda dowladnimo oo ay ugu horeyso, dhissidda iyo doorashooyinka madaxdooda. Dheeho inta ka hartay qormadaan →