Sidee looga mira dhalin karaa isbedelkaan filan waaga ah?

W/Q: Abdihakin A. Asir

Waxaa hubanti ah, maantana la wada qirsan yahay in uu dalka soomaaliya uu galay xilli taariikhi ah oo runtii rajo badan geliyay dhamaan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka uga nool yihiin. Isbedelka noocaan ah oo aan weli soo marin ummadda Soomaaliyeed muddo 22 sano ah ayaa waxaad u maleysaa inuu meelo badan uga eg yahay isbedello labo jeer oo hore soo maray dalka. Dheeho inta ka hartay qormadaan →