MUDANE MADAXWEYNE GUUSHAADA WAXAY KU XIRAN TAHAY TILAABTA KOOBAAD EE AAD QAADO?

WQ: Wariye Suleymaan Sh. Ismaaciil(Paracetamol)

Mudane waxaa lagu doortay 10kii bishaan maalin ka horna waxaad golaha shacbka ka hor sheegtay dhowr qodob sida dhaqaalaha,amaanka caafimaadka,wax barashada,musuqmaasuq la dagaalanka&eexda in aad ka fogaan doondo. Dheeho inta ka hartay qormadaan →