Toban sano gudahood waxeynu rabnaa oon tegi doonaa Dayaxa!

WQ/ Cabdixakim C. Casir

Waxaa hubanti ah in isla markiiba la isweydiinaayo cida toban sano gudahood tegi doonta dayaxa, laakiin uusan qofina uusan kalsooni buuxda ku qabin inay dad Soomaali ahi ay tegi karaan dayaxa toban sano gudahood waayo waxaa fudud in la isugu jawaabo in arintaasi tahay mid aad uga gof waxa ay Soomaaliyu gaari karto toban sano iska daaye boqolaal sano, oo ay weliba dad badani u qaatan inaan xataa lagu fikirin, laakiin akhristow si aad u aragto sababta aan ciwaankaan u siiyay maqaalkaan fadlan dhamee akhrinta maqaalka oo weliba sidaan u fikirno aannu wax ka bedelno si aynu u gaarno wax aan nagala filaynin inaan muddo yar ku gaari karno wax kasta oo ay noqdaanba. Yaase suurta geliya in ummadi gaarto horumar aan la filan karin? Sidayna ku gaaraan horumarkaas? Dheeho inta ka hartay qormadaan →