MUDANE MAXAAD MAANKA KU HAYSAA?

W.Q  Suleymaan sh Ismaaciil  (Paracetamol)

Aqristayaashaydu waxay ka wada dharagsan yihiin in la magacaabay ra’isul wasaare ay yeelaneyso Dowlada Jumuuruyada Fadaraalka Soomaaliya.

Hadabo maxaan u doortay ciwaankaan waxaan filaayaa in aadan u baahneyn faah faahin dheer waayo waxaan wada dooneynaa in aan wax uun ka ogaano waxa maanka uu ku haayo, dhanka kale waxaa ku lamaansan taladii aad iiga barateen & wax sheegii toosinta ahaa marka aan u daadago bilowga & dulucda qormadeyda. Dheeho inta ka hartay qormadaan →