Hogaamiye ama Hogaamiyayaal noocee ah ayey ummaddu u baahan tahay?

ImageW/Q: Cabdixakin C. Casir

Marka la soo hadal qaado erayga hogaan, waxaa isla markiiba laga yaabaa inay xasuustaada ku soo dhacaan qaabab aan qurux badneyn oo wax loo hogaamiyay iyo weliba sawiraddii kuwii markaas hogaanka u hayay hogaankaas. Waxaad u maleysaa in marka aan ka sheekeysaneyno hogaamiyaashii dalka soo maray, qaasatan kuwoodii ugu danbeeyay inay yar yihiin kuwa ay sida tooska ah ay xusuustaada ugu soo boodayaan waxyaabo qurux badan oo ay iyagu bulshada Soomaaliyeed u qabteen oo weliba iyaga lagu xusuusan karo. Dheeho inta ka hartay qormadaan →