Baroor Diiqda Soomaaliyeed, ee ku aadan falalka guracan fooshana xun ee ka dhaca Dalka South Africa.

Xigasho, Allbanaadir

Kooxda Soomaaliyeed ee Qaylo-dhaan oo hees Cusub oo fariin ah u diray koonfur africa(Daawo Muuqaal+Errayada Heesta)

Iyadoo baryahaan uu jiray kacdoon xoogan oo ay wadeen guud ahaan umada Sooomaaliyeed kaasoo looga soohorjeeday tacadiyada waxashnimada ah ee loogeesto Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Africa gaar ahaan falkii laga wadanaxay dilkii foosha xumaa wiilkii soomaaliyeed ee dharaarta cad Dhagaxa lagu dilay. Dheeho inta ka hartay qormadaan →